VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maal iiga hoo - Lyrics

moo mugdi habeeniyo maalin daaxaa ku meer meerayee maqaan weyn kugeeyaa kula maaganee is macneyska daa martidaa la moodo waa la muuqsiyaayee maradaa iigu duude ila maamul caashaqa maal iga hoo maya aan ku mehersadee maya marwadayda ahow maya maya maya hooy biryooleeyayee bulaaladey miskiin maqaam weyn ku geyo kula maaganahee ismacneyska dhaaf martidaa lama moodpo waa lamaqsuudiyaaye maradaa igu duugane ila maamul caashaqq maal iga hoo maya aan kumehersadee maya marwadeyda ahow maya maya maya
Queue is empty
-- / --