VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbigeygu - Lyrics

Qalbigaygu kaagay Isku qoranyihiinoo Is qaboojiyaanoo Dhiiggay iska qaataan Qudhayda iyo middaadu Weey isku qanacsan yihiinoo Qaybsadaan jacaylkee Qorshaheennu waa guul Qisadeennu waa sharaf Alla nolasheennu waa qani Aayaheennu waa qayr Inshllh waa qayr Qalbigaygu kaageey Isku qanacsanyihiinoo Nafta qaybsadaanoo Isqiimeeynayaanoo Weey midba mid qaddirayaayoo Qaybsadaan jacaylkee Qorshaheennu waa guul Qisadeennu waa sharaf Alla nolasheennu waa qani Aayaheennu waa qayr Inshllh waa qayr..... Zaymaan Shaafici Mohamed
Queue is empty
-- / --