VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Suleeqa - Lyrics

Haye socodka dheeriyo Soomad Kaa ilaashaa Haye sammee sideetahay Sadrigaa kaa iraahdaa Hayee subaxaada toostaba Farxad kugu salaamaa Adiguna macaaneey Jacaylkii siday berii Iigamuu salguurinee Saadasha eebahay Nasiibkaygaan sugayaa ma ogatahya macaaneey Haween kulama simayoo Waad igala sarreysaa Sagalkii arooryood Ayaa saacaddii la joogaba Suuraddaada daawadaa Adiguna macaaneey Jacaylkii siday berii Iigamuu salguurinee Saadasha eebahay Nasiibkaygaan sugayaa.....
Queue is empty
-- / --