VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wey dhacdaa - Lyrics

Markaad ii dhawaaqdaan Farxadaan la dhididaa Inaad soo dhawaatee Dhagahaygu moodaan Wey dhacdaa inaan helo Dhambaalada jacaylku Ku qorayso dhiiggooo Caashaga dhaawacaygaad La dhacdaa billaawahaaa Inaad xaaja dhawrtoo Dhankastaba ka eegtaa Dhigayaa dastuurkuyee Ha dhitaysan xumayaa Riyaaadan dhami karin Markaad sii dheeratay Ani ii dhamaataaa Dhoofkaad u bixi timi Waxba iima dhigayee Wey dhacdaa inaan heloo Fariin wada dhankaagoo Dhexdhexaadintiisiii Boggaan sii dhayaayaa Adna dhiiijinaysaaaaye Inaad xaaja dhawrtoo Dhankastaba ka eegtaa Dhigayaa dastuurkuyee Ha dhitaysan xumayaa Riyaaadan dhami karin.....
Queue is empty
-- / --