VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xamar xiisaan u qabaa - Lyrics

Faadumiina Xadkii jacaylkeenee xiriirka nooo yeelee Ana waa ku dhowraa Ma xaaluifeeehaayee Xaqiiq waa taasee Xajiyee xoog uyeelee Xagaaga ka sii adkeeyee Xaajadaan dhamaanteed Alow xumaan ka dhowr Xaafad waa dagaanee Xeebna maanyo waaye Xaalka waa samaadee Makaa xiiso karaayee Xamar xiisaan uqabaa Alteesto Xareed go tahayee Xagee usoo xoortee Anna waa xaq dhowraa Ma xaalufeenaaye Xilideeda aa tahay Iilo xiiso waynee Xeeradoo wadaagnoo Xaawo idhashee Xaafad waa dagaanee Xeebna maanyo waaye Xaalka waa samaadee Makaa xiiso karaayee Xamar xiisaan uqabaa
Queue is empty
-- / --