VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Badbaado - Lyrics

badbaadshuhu waa ILAAH baxnaanana lagama tago adigaa boodbood badane anigu waan ka baydhsanahay baxsane calankeena mudan bulshada soomaaliyeed intay bilic leeyihiin ayaan kula barbar dhigee naftana biimaha ha galin badwaynta ka dhoof ha odhan bilaan kugu dhaariyee caruurta bartaa u da'aa anoo badar kuugu maqan baahina aanay kuu dhawayn inaad balbal igu ridaa ku siii waa kuu bilaash barbaartaad ii dhasho adiga boga kaa jeclay waxaana inoo balana inaan baylahii ka iman
Queue is empty
-- / --