VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calafka - Lyrics

imisaa ruux caalinoo cisi iyo sharaf lagu ogyahay intuu caashaqa la tagay cuudiyo uu dhiogay banaan miduu calmadee jeclaa agtiisa ka carawdayoo calafku hayskaba jire caku lagu wiirsado wakhtiguu uu ku ciiirayoo cidna aanay weli ka hadal nasiibkaa cajaaiboo ciduu doono kugu daree dunidan lama caajisee caruuso adiguba mid kale cishqigu inuu yahay mid daran horaa looga cawdayoo hadii calafkii qaldamay aduu noloshii cakirin cashaqaa adigoon ududin adoon is canaanayn dookha adigoo cabudhin dumarna ka caaganayn hadba mid caleemo saaro ciyaar halaguu tumee nasiibkaa cajaaiboo ciduu doono kugu daree dunidan ;lama caajisee caruuso adiguba mid kale nasiibkaa cajaaiboo ciduu doono kugu daree dunidan ;lama caajisee caruuso adiguba mid kale
Queue is empty
-- / --