VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fardowsa - Lyrics

igu curay jacaylkii dhuuxu wada galayoo aaha dhiiga feedhaha inaan dhuuxday anigoo neefti ma quudhoo dhadhankiina iga guur waxa aan la dhuubnahay waa dhaawacaagee waa dhaawacaagee nafta kaa dhursugaysaa dhelelowgaa toostee adna dhaayahaygaay soo dhioof mar kale adna kaalay ila joog fardaws kaalay dhabta igu qabo dalxiis dhinacyo badan gala aan wada dalxiisnee farduus dhabta kaalay igu qabo dhaliil male jacaylkuye caashaqan dhexdeena ka ilaali dheeligoo dhinacaaga ka adkee dhawrsoonadaadiyo quruxdaadandhaladkaa dhabanadan hilaaciyo dhexdoo madag lamoodaa dhankastoo ahoo ahoo aan eegaba waxaad tahay dhamays dumar farduus kaalay baby kaalay kaalay dhabta igu qabo waxaad tahay dhamays dumar farduus kaalay macaan kaalay kaalay dhabta igu qabo
Queue is empty
-- / --