VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Marwo - Lyrics

marwooy milicsigaagii markii aan ku dheehdaad maankayga qaadoo maba nuuxsan karayee sida maalin ciideed madal la isusoo baxay oo mudaniyo marwaba dadku wada mabsuudyaad macaan iiga dhigantee muxibiyo kalgacalkaan mudo dheer dhisayna marna inaan ilaawa ma ahaan karaysee midigtaada ii dhiib aan wada mushaaxne mahiigaanka roobkoo maasheeyay dunidoo dhirtu wada magooshoo mulacyeey daadkii sida daalo iyo maydh muriyo manki baxay ooy maanshe naftiyo laabtu ay u muhataa macaan iiga dhigantee
Queue is empty
-- / --