VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nimco - Lyrics

nasriya eebe keenoo nusqaanba laheeniyo waxad tahay naq iyo doog nafsadeyda adigaaa nalka usiraadoo nuurka isiyaadshee neecow udgoonay nastey maalintii aad oorideyda noqotoo nimcooy nolol ila wadagtee nimciyo naruuriyo nasiib laygu deeqaay kunaawiley had iyo jeer naxlin taan lahaynee niyadeyda qaadeee iga dhowr nitaaqada neecaw udgoonay nastey maalintii aad oorideyda noqotoo nimcooy nolol ila wadagtee
Queue is empty
-- / --