VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wacdaraha aduunka - Lyrics

waligeed aduunyada wareer lagama waayoo waagii dilaacaba tu kaluu wataaye ana taan u waashay wadkoo qaata mooyee inay weecataayoo wajiga ii xumaysaa wahay maan filaynin wahabaa i saarane hobeeyoy walaacbaan ku noolahay hobeeyooy wadhiba iga raacdee jacaylkan i wiiqay waalalowga igu riday ka waantoobi maayoo wadnahay ku taalee sideebaan wax yeelaa inaan wada jirnaa iyo waayahaan filaayoo nolol aan wadaagnoo kalgacayl ku waarnee waqti aad u fara badan inaan weehanaabayoo walbahaarkii aan galay daraadeed welweli jiray weheey way ilawdee waqaloo i seegtoo hobeeyooy wacdaaraha aduunyada hobeeyooy wadhibaa iga raacdee
Queue is empty
-- / --