VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Samsam - Lyrics

sambabadiyo beerkiyo saableyda hoosiyo qalbigreygaad sudhan tahee sidaad iigu wayntaghay samsameey aduunyada cidna kulama simayoo sanku dheefle adigey naftu kaala soo catee sahal yaanay kula noqon saacii aduunkiyo quruxdii sinaydee hablaha ka soocdaay sidaad iigu wayntahay samsamey aduunyada cidna kulama simayo sanku dheef le adigey naftu kala socatee sahal yaanan kula noqon
Queue is empty
-- / --