VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Midab - Lyrics

luquntaada dheer iyo midabkaaga luulka laxaadkaaga quruxda le ayaa lulay bogayge laqanyada daraadaa hadii laabta hoosiyo maankayga lagu ladhay ood adna igu lamantahay waa inan lur iyo farax u ahaano labadii ayagoo lilaahiya wada lada aduunkoo samir nolosha laasima laxawgii kalgacalbaa laamaha halbawlaha iyo dhiiga labayoo ku lingaxan hankayguye leeg leegsigaaga lahashada igu beer mar hadii lud iyo jeer aawada u liitaa
Queue is empty
-- / --