VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Niyad Dhoof rabtaa - Lyrics

niyad dhoof rabtoo naawilaysa socod ma nagayn kartaa naf ku haybiyo qalbi nugul dartaa ma la qaybsan nolol ma naxaha jacayl haka nabad gashee wehel ma uga noqon nasiib waa halkiiye nacab inaad ka jiri aad naruurana u noqon nidar ma ugu mari nuur iyo iftiin qurux naadiroo naagaba la siin nasab gobanimiyo naxariista hadal igu naasibtaay caashaqu nimuu naafeeyayoo nari uu la dhacay
Queue is empty
-- / --