VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqu dan guud - Lyrics

Caashaqu dan guud ma'ahan Labo ruux dareenkooda Waa dabar mataaniya Qof kaloo ka meel doona Waa dul saaree uma baahna Dad alloo jacaylkaygu Doodiina uma baahna Ama dabino ii aasa Ama daacad ka ahaada Warka iyo dabuubteenu Kuma duxin ka shayde Daynmaayo daynmaayo Daynmaayo Tuu maanku kulankeeda doonaayo Niyadu ku doogaysoo Waan kugu damqanaayo dheh Waxbaan kaaga dagiyaa dheh Waanu kula dardaamay dheh Naf kaloo ka sooco duunkan Heblo doonisteedi dheh Dab adoo afuufaayaan ??? Qalbiyada is doonaaya Waji daacadnimadeena Dibna loo furfurmaayo Daynmaayo daynmaayo Daynmaayo Tuu maanku kulankeedu doonaayo Niyadu ku doogaysoo
Queue is empty
-- / --