VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gorayo cawshu - Lyrics

Magool: Waxay goronyo cawshuba ubadka ubadka u carbiyeeysaa cadawga uga guushayee cil ciloowga fiidkiyee coonka coonka uga joogtayeey Caynaano ubad iyo cidla wehel wehel ka dhigatee ana ciirsi adigaan noolaha cariga jira kaa caleemo saartee Galgaceylkan curudda raboow haygu cilininee Udub caasha keentiyo cawa dhalad hadaan ahay caafimaad san caafimaad san kugun deeqee. Axmed Cali cigaal Naftu waxay canaantiyo cudur daar cudur daar ka deeysaa cawdkiyo barwaaqada ku calool samaataa maarka laba is caashaqay Cisi ay ku dhaqantee Caruur caruur daadaheeyaan adna doog cagaar iyo cosob faraqa bixiyaad cindaga uga dhigantoo waqtiga mar ciribta iyo cidii kaa suldaaroo Cilbaxa ku siininoo cad dalool habeenimo anba waa u cawdaa Magool waxaa goroyo cawshuba ubadka ubadka u carbiyeeysa cadawga ugu guushayee cilcilowga fiidkiyo coonka coonka uga joogtayee Caynaano ubad iyo cidla wehel wehel ka dhigatee ana ciirsi adigaan noolaha cariga jira kaa caleemo saartee Galgaceylkan curudda raboow haygu cilininee Udub caasha keentiyo cawa dhalad hadaan ahay caafimaad san caafimaad san kugun deeqee. Axmed Cali cigaal Naftu waxay canaantiyo cudur daar cudur daar ka deeysaa cawdkiyo barwaaqada ku calool samaataa maarka laba is caashaqay Cisi ay ku dhaqantee Caruur caruur daadaheeyaan adna doog cagaar iyo cosob faraqa bixiyaad cindaga uga dhigantoo waqtiga mar ciribta iyo cidii kaa suldaaroo Cilbaxa ku siininoo cad dalool habeenimo anba waa u cawdaa
Queue is empty
-- / --