VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Marwo - Lyrics

Marwooyinka dumar magac guud ka siman kala samira wacanee Midii aan calmaday maankana ku qoray umul khayree maamuus ugbaad lee Miciinku naqon ma yeeraanka mushkilad ka ogoow naftada mar maraanka. Miki miki iigadaa waan maqlay iigaadaa Labaduba marwooy moora sheeydaan iyo mininkii weeyay. Mawlaha Illaah maskaxdiyo qalbiga maalu yiriyee. Marka aan arkaba mililica indhaha i macaansasdoo oo. Miciinku naqon ma yeeraanka mushkilad ka ogoow naftada mar maraanka. Miki miki iigadaa waan maqlay iigaadaa Labaduba marwooy moora sheeydaan iyo mininkii weeyay.
Queue is empty
-- / --