VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maxaad sheekadeenii - Lyrics

Shalow baan ka dhacayoo dhiiga layga shubayaa mooyo lagu shukulayaa shantii nabar anoo qaba jaceylkana ku shadanyahay ayaad igu shirbeeysee Maxaad sheekadeenii Nacas inta shirisay dumarkii ugu sheegtay shalay galab Ha i sheegan inanyahay shidadiyo jaceylkana inta shaar u galiyaan shalanbood la degiyo shib dheh oran shar iyo qayr inagoo shuraaka isla shoornay kaligeen warka shugux ka siise sida bahalka shaashka leh ama ruux shisheeya sheedaad iga wareentee Maxaad sheekadeenii Nacas inta shirisay dumarkii ugu sheegtay shalay galab Ha i sheegan inanyahay shidadiyo jaceylkana inta shaar u galiyaan shalanbood la degiyo shib dheh oran shar iyo qayr Shalow baan ka dhacayoo dhiiga layga shubayaa mooyo lagu shukulayaa shantii nabar anoo qaba jaceylkana ku shadanyahay ayaad igu shirbeeysee Maxaad sheekadeenii Nacas inta shirisay dumarkii ugu sheegtay shalay galab Ha i sheegan inanyahay shidadiyo jaceylkana inta shaar u galiyaan shalanbood la degiyo shib dheh oran shar iyo qayr
Queue is empty
-- / --