VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Amal - Lyrics

Ubax soo baxoo isha keenay baa sidisii amal u,udgoontahoo arigtidaada wacan ku il doogsadaa Unugyada jirkiyo adimada dhaamaan inanyahay adaa ku asteysanoo kuu ooynayaan . Uuuuuuuuuuur kutaaladiyo arimaha kalgacl eelkeygu dhacay waa aawadaa. Naf kuu oo manoo aynigaa haweeyn ka irdhowday baan adiga uun dartaa axdigaan lahayn ku ilaaliyaa. ololaha kalgacal adigaa watoo idilkood xubnaha amarsiinayoo kuu adeegayaan. Uuuuuur kutaaladiyo arimada kalgacal eelkeygu dhacay waa aawadaa Lyrics by Haajir
Queue is empty
-- / --