VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Danbi maaha jaceyl - Lyrics

mid dabeecad wanaagsan dumar taan u maleeyay hadii ay doqonowday danbi maaha jacayle dad maxaa kala haysta ala yaa ka daayoo ninba tiisa la doonta damiir caashaq haleelay bukoodoo damqanaaya dugsibaa ku haboone naftu diiqad ma gaydo dookhu maaha yaabe taan u daalay haween hadii ay doqonowday danbi maaha jacayle dad maxaa kala haysta ala yaa kala daayoo ninba tiisa la doonta hablihii dagalkeena DAAIMKEEN ku manaysatay qurux tii igu deeqday dadka aan ka bidaayay dugsi aan ka sugaayay
Queue is empty
-- / --