VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadu uu waqti keyna - Lyrics

sidii wax yah jiidhka wadnaha iyo beerka halbowlaha is waraabshey uwadaagnay jaceylka marku kaaaga waraabshey aad wadeecoku daagey inaan kaal awareego cidlo kaaga dhaqaaqo hadii uu wakhti keenay nin wax sahli miyan ahay wiishaa ubadkedaa waxa jooga aduun iyagaa ula wanagsan marku waayuhu liiicsho dani ay kawadaay hadii aynu iswaynay ha walaaci ku dilaaye waa wareerrka adune hadii uu wakhti keenay nin wax sahli miyaan ani ahay
Queue is empty
-- / --