VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Halis caashaq - Lyrics

haduu caashaq halis yahay xiniyo dhib badan yahay halis galiye aadmigu haatan hada sow i uu helin hal abuurka ima barin haamaha wadnaha iyo saw hoy kama uu dhigan hayaan sow umaan noqon hud hudka qabadka keeniyo haatuf sow guyaanihii heesaha masoo qoro hansal kaama helin wali hiil waan ubaahanahay may hagar baxaysaa haduu caashaq hoodiyo hibayo wanaag leeyahay hada saw ima uu hayo hawl sow ima uubadin hiirtaan yadiisiyoooo hawo sow umaan ihi himigeyga imuu kicin hor ilaahay awgaa hayaan sow umaan noqon hibintaada kuma jiro halka aad kunooshahay hiigsi sow kumaan ihi hiilna waan ubaahany hoy inaan wadaagno ma iihagar baxaysaa
Queue is empty
-- / --