VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jigjiga - Lyrics

jacaylka anaa la jaaray habeena ka jiifsan waayay jawi iyo sheeka aan dhamaanayn saq dhexe soo jeed ku gaadhay naftaydu miday u jeeshay bogayga markaan u jeexay wixii jiray aan u sheegay jareexo anoo sugaynin intay suxulka igu jiiday waliba si xun iii jaleecday miyaan jixin jixo ka waayay anoo jigjigiyo jabuuti wajeer jawhariyo hargeysa hablaha diridhaba dhex jooga ka waayay midaan jeclaystay jeelaalada eegadeeda qalbigu tii u jeclaaday haday jara sare isa saartay jareexo anoo sugaynin intay suxulka igu jiiday waliba si xun iii jaleecday miyaan jixin jixo ka waayay
Queue is empty
-- / --