VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soo jaleec - Lyrics

inanyahay jaceylkii| jirkiyo xanuunkii jiraduu igaliyaan jahwarerayaaye muuqaaga jareerada markaan ujeedaa jiriiricoonayaaye waan jiboodoo jarcay dartaabey jihadii iiga luntay adoo diir naxaayaa sooo jaleec dhankeyga jamashadaa inanyahow jidhaygaad jibaaxdee miyaan jiifan karaayaa adigaa ihor joogee joogaaga quruxdana adna waad ijiidatoo jabaaya dartaabaan dib ujeelanaayaa jaanankii nafteydoow jawaabtaydu waxay tahay ku jaleecaye anigune adna ila jir waligaa
Queue is empty
-- / --