VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haduu Samir ‘sawaalo’ - Lyrics

Wad i sahayahtoo kaa seexan wayoo dhawr saniyo googo'e Cirka sare u eegoo soojeed ku waroo ku safaaday noloshee ilaa lagu su'aaloo kugu seego aakhiro waan kula socdaayee Kuma samaxayee jer suur dhawaqoo maseegtada an gaadhnee haduu samir wax tari lahaa ama uu sad noqon laa mudaan ka dhur sugayee adoon saaca igu xidhin laba seerna igu marin ama saydhin wacadkii ama sida ugu qaado ... Inaan ku siloonahay saakaba ogatoo caad kaama saree sanadkaba waxan ahaa nin jacayl ku saretagay seedaha jidhkiisee sanbabadaa iqalanoo wadnaha i saranoo dhiiga saydhinayee naf la saaqaybaan siday tahay dhalaan sabaalaynayayeee haduu samir wax tarilaa ama uu sad noqon laa mudaan ka dhur sugayee adoon saaca igu xidhin laba seerna igu marin ama saydhin wacadkii ama sida ugu qaado
Queue is empty
-- / --