Heesta Maxaa - Lyrics
Halbowlaha Iyo Beerka
hanaqa Iyo Maanka
bal Hooyooy
hurdaayee Harsataayee
Hamigeeda I Hogaanshoo
hugul Raacee
hadba Gees Baan Ugu Leela
haaban Waayee
maxaa Iga Heesta
ku Habsaamay
intii Aan Kuu Heesaayay
Habhabkeeda Aduunyoo
eeg Ka Muuqda Dusheyda
ya Hiraayo
hal Qodaayee Hakadaaye
halkey Joogtaay
heybinaayoo U Hun Qaadee
ma Hilmaamee
heybadeeda Ii Hilaacdee
maxaa Iga Heesta
ku Habsaamay
intii Aan Kuu Heesaayay