VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Allihii joogay baa Jira - Lyrics

Aabulaha libaaxiyo jaan dheerta boodiyo Waayeelka jaqafsada. Jirridaha habeenki wixii jiirro waagaa jeenigu xanuuna. Allay lahay jaceylkii jir iyo eeg umaad bixin. Aniguna ka joog iyo haku jabin imaad oran. Waxba jeersi yaabi leh jirid xumaad imarasiye, Ilaahi joogay baa jira allihii joogay baa jira. jad la qabaa jir jirjiirsani intaad bayd u geysa ama jar iyo buur dheer. Khalkhigana bar baa jira inteey ku hor jaweystaan waqle kugu jar waliyee. Allaylahe sidii jagi dhalinyeeysto jiidheen wacadkii majixna adiga unbaa ku joogsaday. Waxba jeersi yaabi leh jirid xumaad imarasiye, Ilaahi joogay baa jira allihii joogay baa jira. Ifka waxaad la joogta janaduu ku geeyaa ama samarka jahanaba Jaceylkuna sidoo kale wuxuu ku jihiya amase laama kula jaba. Allaylehe shaleeydi iyo jururuqdaadii sidaan dag jiilaal jalmis baan ba ka qaadaye. Ifka waxaad la joogta janaduu ku geeyaa ama samarka jahanaba. Waxba jeersi yaabi leh jirid xumaad imarasiye, Ilaahi joogay baa jira allihii joogay baa jira.
Queue is empty
-- / --