VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dibtaa - Lyrics

Ifka inan rag unbaa Dhibta loo abuuree Udubada wax yeeladu Waa eheladiisee x2 Iintii uuyeeshana waa Waa aduunya liidee Sidaan ahay ninkii ogi Meel istaagi maayee X2 Malaa amar ilaahay Nina oolin maayee Uunku ha isku eegaan Indho loosameeyee X2 Uur wuxu jeclaystaa Afka lagaga heesaa Ibtiladu waxay tahay Hadii lagu ogaadee X2 Aadan iyo xaawaba Waa loo ogaayee Ugub maahee waa Xaal abid soo taxn- Aayee x2 Ana taan asteystaa Dumar iga noqotayoo Dumar iga noqotayoo Howl u anba qaadee X2
Queue is empty
-- / --