VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dumar - Lyrics

Magaca Fanaanka: Ahmed Mooge Liiban Magaca Heesta: Dumar. Marwo idil taan ka doortay Dawadayday ha i diidin. waan ku doonay doonay dumar waan kuu dugaalay dumar Xagee baan kaa dayaa. Dabkaa i gubayo damiyoo dag dag u qaboo danteenii. Waan ku doonay doonay dumar waan kuu dugaalay dumar xagee baan kaa dayaa. Deeqdiyo duunyadayba adinbaa kugu dareyeelaa Waan ku doonay doonay dumar waan kuu dugaalay dumar xagee baan kaa dayaa.
Queue is empty
-- / --