VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gaasira 2 - Lyrics

Haadduu sahan go'doomoo Geeda doonayaa Gaajiyo harraad Markeey gabax noqdaan Aar meel usii siigalay Haddeey gawracaan Garta kii wax garadaa Loo geeysan jiree Gaasiraay innaga Yeey ina kala guraayaaa Geedihii isdiidee Gashii kala dhexyaallo Ee geeri iyo dhiig Goortaa iney dagaalaan Ee geeddi kala raree Oo gumaar kala galoo Gartay ina sanweynaa Loo geysan jiree Gaasiraa innagaaaa Yeey kala guraaaya Hadduu gugu da oo Guunyadu dhashoo Iyo galab carroo Geedi loo lalabay Geeljire harraaddani Haddii beesha uu gubo Gartaa kii wax garadaa loo geeysan jiree Gaasiraay innagaaa Yey ina kala guraaya Hadduu guluf dhaqaa Maal gabagabeeyaan Oo niman gabraartiyo Beed guri kahoos kaco Oo labada geesood Ku goobeeyo haadkii Gartaa ina sanweynaa Loo geeysan jiree Gaasiraay innaga Yeey ina kala guraaaya
Queue is empty
-- / --