VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hoogtoy - Lyrics

Hogob caleenliyo adoo har jiifee dhaxan ku halasame Habeenka maalin socodka leh hirig cadaadis bayga reebta Nafteeyda hiishooy alla furah haleelo hubsooy wanaagii wakaad haleeyso kula habooneen laba hilaaciyo hogol lahaydo hug bad igaliso Nafteeyda hiishooy alla furah haleelo hubsooy wanaagii wakaad haleeyso kula habooneen danbaa i hareer wadoo ninba hoogan iyo hangolkiisa adoo hidiidiqay hadad hadaad i hoday hiil iyo hoo baan kuu hanweeyno go'aanka weynaheey ha ii rumeeyo Nafteeyda hiishooy alla furah haleelo hubsooy wanaagii wakaad haleeyso kula habooneen Halkaad mareeysiyo hoogtoy hagaag ahoow Nafteeyda hiishooy alla furah haleelo hubsooy wanaagii wakaad haleeyso kula habooneen hagaag ahoow hoogtooy
Queue is empty
-- / --