VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaalahay - Lyrics

Waa la i jirabayoo kii aan jeclaa baa lana kala jacuuroo dadka lama qayanee. waa la i jirabayoo kii aan jeclaa baa lana kala jacuuroo dadka lama qayanee. Uma jeesanoo ma jeedaaliyee ha jabine adoo xagee buu jirea mee jaalahay Inan yahay jaceylkani Kaliga ma joogee isbadlaa kala jire jaarkaa la yaabee Hadii uu ku jirro calaf jeer ay ahataba la jalbeebadee meel dheer ema jiro jaalaha walaal. jirkii i dhalay Jilbaha iga xire jaraan jarada aqalkiyo iridiba ma garee. iiga soo jawaab kii aan jeclaa ha jabine adoo xagee buu jiraa mee jaalahay. Labaday isku jeel'ee galkacyku isku jiide Buuraha isku jiree oodana jibaaxee Labaday isku jeel'ee galkacyku isku jiide Buuraha isku jiree oodana jibaaxee qalbiga yuu dhaqso kuula joog la jaal beelayo e meel dheer ma jiro jaalaha walaal
Queue is empty
-- / --