VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waayaha aduun - Lyrics

Waayaha aduunyada Ku wax qaadan may- Side x2 Ruux walal kumoodaa Hadii uu ku weheshado Ood wacad ka diidaa X2 Waran kaad ku tuurtaa Kugu weecan doonee X2 Jacayl kuma warees- Teen waygu waa bar- Iistee x2 Halbowluhu ma wado Dhiig wadnahana ma Siiyee wadkaygii han- Oqonine x2 Hadaad adigu wacan Tahay anay wadhi Iraacdee x2 Sidaan waalanahay Baa laygu wiirsadaaye X2 Wadar iila taliyaan wa- Anadiisa diidoo adigaa Iwiiqee x2 Wer wer laguma waaree Naftaan kugu wareejee X2 Gacmo wada jirkooday Wax ku goyn karaanee X2 Midna geed ma waab Tee waxa kali ahaanee Weedhaa ufiir soo x2 Arin aan wadaagnee Waayahay aan kaa helo X2
Queue is empty
-- / --