codkii Ahmed Mooge heesta Waayahay aan kaa helo   Dajiso 134.1K Keedka: > > > >

Fikradaada ka dhiibo heestan

Waayahay aan kaa helo lyrics

Waayaha aduunyada
ku wax qaadan maysidee
ruux walaal ku moodaa
hadii uu ku weheshadoo
oo aad wacad ka diidaa
warankaad ku turtaa
kugu weecan doonee

Lyrics by Masuul.com

Jaceyl kuma wareyste
waa igu waabaristee
halbaluhu ma wado dhiig
wadnahana ma siiyee
wadkeygi ha noqoninee
hadaad adigu wacantahay
ani way i raacdee

Sidaan waalanahay baa
leygu wiirsadaayee
wadar ila taliyaan
waanadiisa diidee
adigaa i wiiqee
hadal aan wadaangniyo
waayahay aan kaa helo