VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Beer falo - Lyrics

Anigaa balamee Barbaar iyo waa la helee Aan baxnee qadarkii abuurnee Beerihii aan falnee 2× Aa nin barno Inaan beer falanoo Aan ku baahi baxnee 2× Been ma leh Aan falnee faaidiisa Markaan qodanee 2× Barkiney la dhigtoo La guurso la kuraarugiyee Barqadii la kacoo Gulaashkii la cunaa baranee 2× Aa nin barno Inaan beer falanoo Aan ku baahi baxnee 2× Been ma leh Aan falnee faaidiisa Markaan qodanee 2×
Queue is empty
-- / --