VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muqdisho - Lyrics

Muqdisho Magaalo madaxdeena X² Muqdisho Magaalo madaxdeena X² Sida miraha luul ka Muqdisho Mujadaha bad weynta Muqdisho Ka muuqataa dhaxdooda Muqdisho....x² Magacii dalkeena Wanaagiyaay Muqdisho Mudnantii dadkeena Hagaagi yay Muqdisho...2X Mumulkii danteena Muqdisho Ayuu ka muqdaa Muqdisho...2X Muqdisho Magaalo madaxdeena Muqdisho Magaalo madaxdeena Muqdisho Magaalo madaxdeena Muqdisho Magaalo madaxdeena....1X (((BOGGA LABAAD))) Magaceena dheere yaa Mudnantaa sharafteena Mujiyaay....2X Muruqeeni iyo xoogeni iyo Maskax deena isku geeyaay...2X Magaladeena qurxiyaay Qurxiyaay qurxiya Sidii murayad oo kale Nadiifiyaay nadiifiya...2X Sida milicda oo kale Muqdisho Manta aduunka ugu muqataa Muqdisho...2X Muqdisho Magaalo madaxdeena X² Muqdisho Magaalo madaxdeena.. X² Mahadaa Dad weynaha leh Midnima deena Xoogsata daa leh.....1X Muqdisho Magaalo madaxdeena X² Muqdisho Magaalo madaxdeena X² Lyric by Dayran omar
Queue is empty
-- / --