VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa dalkiinee kusoo dhawaada - Lyrics

Soo dhawaada soo dhawaada Waa dalkiinee ku soo dhawaada Soo dhawaada soo dhawaada Waa dadkiinee ku soo dhawaada 2× Sabano dheeriyo sanooyin badanbaa La idin sugaayee Sabano dheeriyo sanooyin badanbaa La idin sugaayee Soo noqod wanaagsan Sacabo furan ku soo dhawaada Waa dalkiinee ku soo dhawaada Waa dadkiinee ku soo dhawaada Sacabo furan ku soo dhawaada Walaalayaalow ku soo dhawaada 2× Soomaaliyeedo qurba joogta Soomaaliyeedow walaalayaalow Soo dhawaada 2× Sokeeyihii wada heshiiyoo Gadii waa saamaxeenoo Soo dhawaada Nabadii noo samaatoo Saadaashu waa guul Waa guul soo dhawaada 2× Waa dalkiinee soo dhawaada Sacabo furan ku soo dhawaada Walaalayaaloow ku soo dhawaada 2× Soo dhawaada soo dhawaada Waa dalkiinee ku soo dhawaada Soo dhawaada soo dhawaada Waa dadkiinee ku soo dhawaada 2× Sabano dheeriyo sanooyin badanbaa La idin sugaayee Sabano dheeriyo sanooyin badanbaa La idin sugaayee Soo noqod wanaagsan Sacabo furan ku soo dhawaada Waa dalkiinee ku soo dhawaada Waa dadkiinee ku soo dhawaada Sacabo furan ku soo dhawaada Walaalayaalow ku soo dhawaada 2× Walaalayaalow ku soo dhawaada Walaalayaalow ku soo dhawaada Walaalayaalow ku soo dhawaada Soo noqod wanaagsan Sacabo furan ku soo dhawaada Waa dalkiinee ku soo dhawaada Waa dadkiinee ku soo dhawaada Sacabo furan ku soo dhawaada Walaalayaalow ku soo dhawaada Walaalayaalow ku soo dhawaada Walaalayaalow ku soo dhawaada Walaalayaalow ku soo dhawaada
Queue is empty
-- / --