VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gobaad - Lyrics

ma ogtahay gobaadeey garashada haweenkaba guulahay ma siminoo sida faraha gacantaa loo kala gadeeyoo midba meel lageeyoo gabar lagu hubaad tahay geed faraqa bixiyiyo cidi fooda goyniyo gob xariira baad tehee allaw yaa garoowiyo guriga aad ku dhalatiyo kula taga dhul dooglo kugu qabaa nugaal godan ma ogtahay guduudoy qof jacayl ku gaadaba cidi uma garowdoo siduu hadimo gaystaa loo guhaadiyaayoo gafka lagama dhawree gacal lagu hirta tahay geenyadii bureeqoo gayigeena joogtiyo taan goobayaad tehee
Queue is empty
-- / --