VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Luuley - Lyrics

aley lahoo laamansadey naf jaceyl luleysaa laaluu kugu sabeysee adigaa iyo ku dabashaa laydhoo kulA daabta beer kulul aax laablaabda caaqada lugahaaga sudhanoo luulna igu salaanoo adoo laama ubax liyo laydha lucubkoo inkastoo xidan tahy salaana iga gaadhsii intay igu lamaantahoo wali laama sugaaa aduunyada lugeediyo lubigiyo colaadaha waa lix iyo toban sano ayay iga libidhaa ma lado hyurdada waa laab kacaa dartaa luqmadaan ka go ayee hadey laydhu iga bixin lurkan kuma jiraayo waan soo laaban doonaa luuleey laaxiyo aroos aan laadanaoo
Queue is empty
-- / --