VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mahiigaan - Lyrics

Inan yaheey magoshee ~~ Mahiigan sidii sii mankeyga Qaadee.....2X Maxaan uga masalaa Muuqdhereey sheekadan....2X Dareen keeda macaan Nuur keeda macaan Maan seegin anigu yee Marinkeed ma haysaa...1X Nuur keeda macaan Dareen keeda macaan Maan seegin anigu yee Marinkeed ma haysaa...1X Waa mid inagu mudan Waa waa mid inagu mudan Dafireynin maalmahoo Mowlahaan magansaday....2X ((( BOGGA LABAAD ))) Inan yaheey magoshee ~~ Dadku kala mug weynoo Qurux lama masuugee....2X Maxaan uga masalaa Muuqdhereey sheekadan....2X Madasheeda dugsoon Madasheeda dugsoon Muxibeey igali see Marinkeed ma haysaa ~~....1X Waa mid inagu mudan Waa waa mid inagu mudan Dafireynin maalmahoo Mowlahaan magansaday.....2X ))) lyrics by Dayran omar
Queue is empty
-- / --