VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naftan kuu buktee nairobi - Lyrics

naftan kuu buktee baxsaneey daraadaa bogsan wayday awgaa oogaadaye sidiisii adaa baanan karayoo iga biin karaayee boqoradan jeclaayey beer adayga iga daa waxaan ahay basteye ila bogo jacaylka hadal beerka laabtiyo badanky qaboojana kuma baaqo ruux kale aduunbaan codkaagi ku baraarugaayoo nolasha ii barkane
Queue is empty
-- / --