VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nafyahey joog - Lyrics

Fikir iyo nafteydaay Filan waagan igu dhacay Fiintuba la oydee Feedha bidix wadnaha suran Tii jacayl ku fidisaybaa Fulin weeyday wacadkii Ficil aad sameysaa Samirbaa u fiicane Hafakanin nafyahay joog Hafakanin nafyahay joog PAGE 2 Farxadaan cayaarniyo Aroosbaan filaayee Sookan faalki gees maray Falaaruhu u jeesten Midaan fiiro dheereyn Fulin weyday wacadkii Ficil aad sameysaa Samirbaa u fiicane Hafakanin nafyahay joog Hafakanin nafyahay joog
Queue is empty
-- / --