VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xurmo - Lyrics

ma ogtahay xalay roobkii helay dhulka hoos uxulay uu dhiagy xarun badan sida loogu xiisaa qalbigu kuu xasuustaa xubigiyoi kal gacal kiyo ruux laba xadeyn karo xisaabna laguma qori karo waxan doonayaa xageyga laba xalaal guri yagleela is xurmayn o waligeen ma ogtahay xulashada hawen markii aan xqiiqi xamaroo dhan soo maray xugtooy maan arag xuural cayn mid kula siman darafkiyo xaqdhowrkiyo waxad tahay xariir rabi ha isku keen simo
Queue is empty
-- / --