VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Asli eed maroonee mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ahmed Sharif Kiler
Asli eed maroonee

Waa is aaminayeee isma iloobi karnee
Noo adkee axdigii
Asli eed ma roonee ii imaawee

Iftiinka indhahaygee ood aad ahaydee
oo ma iilan karee
Aduunka aaqiraan ka aadayee

Albaabkii qalbigayga
Kaama oodanee
ii ahaw sidii kuugu ogaayee
Ayaansamee adigaa
oon iga goosaaayeee

Iftiinka indhahaygee ood aad ahaydee
oo ma ciilan karee
Aduunka aaqiraan ka aadayee

Waa is aaminayeee isma iloobi karnee
Noo adkee axdigii
Asli eed ma roonee ii imaawee

aqal inaan galno oon is aroosnaa
aqbal noo aheedee iyo ijaabeee..
maxaan iraahdaayeee
Eebe ma ii idminee.

Waa is aaminayeee isma iloobi karnee
Noo adkee axdigii
Asli eed ma roonee ii imaawee

Iftiinka indhahaygee ood aad ahaydee
oo ma ciilan karee
Aduunka aaqiraan ka aadayee

Afrta koonood
Aduunka adigaa kaa ishaartay
iimaan lahawee
Iilka iiga imaaw
Ha iga aargudsanee

Iftiinka indhahaygee ood aad ahaydee
oo ma ciilan karee
Aduunka aaqiraan ka aadayee

Waa is aaminayeee isma iloobi karnee
Noo adkee axdigii
Asli eed ma roonee ii imaawee

Uur xumaan aan la ooyayaayee
kuuma ahaan karo sidad iigu ogeydee
igaar adkeysta ahaw..
kuuma arwaaxi kareee.

Waa is aaminayeee isma iloobi karnee
Noo adkee axdigii
Asli eed ma roonee ii imaawee

Iftiinka indhahaygee ood aad ahaydee
oo ma ciilan karee
Aduunka aaqiraan ka aadayee

Saxida qoraalka by Aweis Ahmed ·

codkii Ahmed Sharif Kiler