VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maxaan ugeeystayee - Lyrics

Arageed dhamaanaa ood leyga saaree Inteen abaaraayee ku amaan helaayee Maxaan u geeystayee yartaan 4x... [Verse 2 - Killer:] Anoo ogeeynaa leeyga soo ordayee Aqalkood markiin aadee iridooda iiga ooteen Maxaan u geeystayee yartaan 4x... [Verse 3 - Killer:] Uurkeey arwaaxiis aa leeyga oodee Amar waaye jaceylkaan yaan araarahaaye Maxaan u geeystayee yartaan 4x... Lyrics by Sowzan Cadeey
Queue is empty
-- / --