VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Meel ay gasho - Lyrics

Gacal aduun yaalee gaabo lee waayee gadaal ma loo rooraayee. Gabar guur ka rabaa i gooysee Gibilkeeyga dhan waa gadoomee meel ay gashaan garan waayee. Meel ay gashaan Garan waayay. Geeriyan Doorte Godkeey halay geeyee Ma soo gadomaayee Gabar guur ka rabaa i gooysee Gibilkeeyga dhan waa gadoomee meel ay gashaan garan waayee.
Queue is empty
-- / --