VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soo guuree - Lyrics

Soo guuree gaaboy Goobtaan imaawee X2 Gacalkaagaa igalee Ma iiga go'aayee Godka intii liga geeyee X2 Adigoo gidoog jirtidee Aan gidoo kale joogee X2 Godka good ku jiree Manaas na dhexyaal Waxan ahay kii gudbee X2 Soo guuree gaaboy Goobtaan imaawee X2 Gacalkaagaa igalee Ma iiga go'aayee Godka intii liga geeyee X2 Soo guuree gaaboy Goobtaan imaawee X2 Gacalkaagaa igalee Ma iiga go'aayee Godka intii liga geeyee X2 Qaynuunka islaam iyo Garta waa lagu guuraa X2 Geed kiisa ninkii gubto Maa laga gaari karaayee Gibilkayga manaa la go Gooyaa gabalkii hero Kuu gabyaa x2 Soo guuree gaaboy Goobtaan imaawee X2 Gacalkaagaa igalee Ma iiga go'aayee Godka intii liga geeyee X2
Queue is empty
-- / --