VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yaxyax - Lyrics

Alla yac wayee Alla yac wayee tan iigu soo dhigtayee Yax yax iiga keentee Waxba iima yaale iima yaal yoolaa iga soo dhashee. Yartiin u yoomaayay warkeeda yeelayay iigu yaqiinisee yaahi an iga raacday. Ma yaree jaceylkaan higta iigu haayoo yeer yeerayee iga soo yasariiii alloow. waan yaabayee isla yaabayee. Alla yaxaasoow Alla yaxaasoow aan yareen afkiisaan ku dhacee ar yoonkaan yaa yub-bashaal yaqaan wabiyaan la yabaaxayeey. Yartiin u yoomaayay warkeeda yeelayay iigu yaqiinisee yaahi an iga raacday. Ma yaree jaceylkaan higta iigu haayoo yeer yeerayee iga soo yasariiii alloow.
Queue is empty
-- / --