VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhalinyaro - Lyrics

dhalinyarooy dalkeenii dawladbaa dhalatoo dhulkii waa nabadee dhaayihii wadankaygoow dhiig la daadshiyo dagaal dhex deena aan ka dhiidhino dhamac iyo rasaas ku dhamaan mayno dad wada dhasoo isku dhiiga dhaqan iyo diin isku dhana aan la dhawraan nahayee dheemanbaa ka buuxoo nimcadaa dhoobane dhalintii arligaygoow qarax lagu dhintiyo dhagar qabayaasha iska dhiciya dharaar iy habeen kuwa dhigaya
Queue is empty
-- / --