VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hodan - Lyrics

hodaneey aduunyada adigaa hanaankiyo qurux ugu horeeyoo sidii onkod hilaaciyo daruur hoortaybaa caashaq ii haleeloo sidii idan harkaygiyo hooskayga tahaybaa hareerta kaa dayaaye hodaneey hablaha hadii aan humaagiyo muuqaaga haybshoo sidii haadka duuliyo haf intaan iraahdaan hortaada tagaayo sidii inuu haatufkiyo hud hud ii yimidbaan warkaaga helaayoo
Queue is empty
-- / --